Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Dowlada Soomaaliya oo Maanta la Dhaariyey(Sawiro).

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la dhaariyay, waxaana munaasabadda dhaarinta goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuukumada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee NRC.

Muqdisho, 22 Janaayo, 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xagee Maraysaa Dhismaha Golaha Wasiiradda Puntland (Warbixin + Xog) W/Q...

GAROOWE (Shiine Culay)… Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa laga filayaa todobaadka danbe inuu soo dhiso Golihiisii xukuumada isagoo wakhtigan ku mashquulsan xulashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Maanta.

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Guddoomiye Ku xigeennada Baarlamaanka, Madaxda Guddiyada Baarlamaanka iyo Dhamaan Xildhibaanada sharafta leh, A-Salaamu Caleykum Waraxmatullah,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Ugaaska Sade”Shirkii Istanbuul ee Soomaaliya iyo Somaliland Xaaraan...

Wakiilka Ugaaska Beesha SADE ee Qaarada Yurub , ahna xiriiriyaha Jaalliyadaha beelweynta SADE ee qaarada Yurub Maxamud Sh Daahir Cali Ciye ayaa ka soo horjeestay heshiiskii ay Dowlada Soomaaliya 19kii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiriirka Maamulada dalka ka jira.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xiriirka maamulada dalka ka jira, isagoo balan qaaday inuu joogteyn doono xiriirka dowladda Federaalka la leedahay maamul goboleedyada....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir Guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee...

Muqdisho, January 23,2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Garoowe u duulay.

Wafdi balaaran oo u hogaaminayo madaxweynaha Jubaland ayaa goor dhawayd ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxayna ku wajahan yihiin magaalada Garoowe. Wafdiga madaxweynaha ayaa lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weeraro laga cabsi qabo in mar kale Al-Shabaab ku qaadaan degmada Mahadaay.

Dadka ku dhaqan degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa cabsi ka qaba weeraro mar kale degmadaas ku soo qaadaan Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Mahadaay ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka baaqday safar uu berri ku tegi lahaa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa  ka baaqday safar uu berri ku tegi lahaa Garoowe, kaddib markii  Dowlad  Puntland ay ka cudurdaaratay. Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka socda Maamulka Jubbaland iyo Dalka Jabuuti oo Garoowe soo...

Wafdiyo ka socda maamulka Jubbaland  iyo dalka Jabuuti oo ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Jubbaland, Sheekh Axmed Madoobe iyo wasiirka arrimaha diinta iyo dhaqanka Jabuuti, Xasan Aadan Xasan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas”Wada shaqaynta Puntland iyo Dowlada Soomaaliya waxay ku xiran...

Madaxweynaha cusub ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo xalay lagu caleema saaray magaalada Garowe, kadib munaasabad ballaaran oo ay ka qeyb galeen madax kala duwan ayaa soo hadal qaaday wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boosaaso: Sadex qof oo Xalay ku Dhaawacantay Qarax Bam.

Saddex qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen bam-gacmeed xalay lagu weeraray saldhigga dhexe ee degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Mid ka mid ah saddexda qof ee dhaawacantay ayaa la sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadihii EX.Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Axmed Madoobe(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadihii Madaxweynihii Hore ee Puntland Dr.Faroole iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal u Dhaxeeya Puntland iyo Al-shabaab oo Galgala ka dhacay.

Dagaal muddo kooban socdey oo dhex maray ciidamada ammaanka Puntland iyo Al-shabaab, ayaa xalay ka dhacay deegaanno hoos taga tuulada Gal-Gala oo koonfur-galbeed magaalada Boosaaso kaga beegan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Darawalada Gaadiidka Muqdisho iyo Afgooye oo dhigay dibad bax ay uga...

Banaan bax looga cabanayo isbaarooyinka la soo dhigay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxa maanta Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ka dhigay darawalada gaadiidka, kuwaasoo shaqo joojin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Maamulka Jubbaland oo Garoowe ka Dhoofay(Sawiro).

Waxa Gelinkii Hore ee Maanta ka dhoofay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlada Puntland Wafdigii Maamulka Jubbaland ee Hogaaminayay Madaxweyne Axmed Madoobe. Wafdi Maamulka Jubbaland ayaa Waxa  Garoonka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku Simaha Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Dagaalkii Galgala.

Ku Simaha Xilka Wasiirka Wasaarada Amniga Dowlada Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay Dagaal Xalay dhexmaray Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland iyo Xoogaga Xarakada Al-Shabaab ee ku sugan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garowe wafdi ka socday Midowga Yurub uuna  horkacayay Safiirka EU Somalia u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro Dheeraad ah Xafladii Caleema Saarka Madaxda Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo Sawiro Dheeraad ah oo Ku Saabsan Munaasabadii Caleema Saarka Madaxda Dowlada Puntland ee Xalay Madaxtooyada lagu qabtay.

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live