Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub(Sawiro).

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garowe wafdi ka socday Midowga Yurub uuna  horkacayay Safiirka EU Somalia u fadhiya Amb, Michele Cervone.

Madaxweyne ku xigeenka Cabdixakin Cabdulaahi Cumar iyo agaasimayaasha Madaxtooyada ayaa kala qaybgalay kulankan ay la socdeen dhanka EU safiirka Talyaaniga Andrea Mazzela, wakiilo ka socday safaaradaha Sweden, Norwey, UK iyo weliba masuuliyiin ka tirsan Midowga Yurub.

Madaxweyne Gaas ayaa kala hadlay wafdiga EU dardargelinta mashaariicda ay ka wadaan deganada Puntland iyo weliba inay gacan ka siiyan dhamaystirkoda.

246 338 534 622 716

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles