Madaxweyne Xasan Sheekh “Dam Jadiid walaa Dam qadiim weligay midna kama mid...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in aan waligiis koox gaar ah oo islaamiyiin ah ka mid noqon, isagoo meesha ka saaray wararka la isla dhex maro ee ah inuu ka mid...
View ArticleAbwaan Khaliif Faarax Xayir Oo maanso la yiraahdo “Mandeelaha qarniga” ku...
Abwaanka dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed Abwaan Khaliif Faarax Xayir ayaa maanso aad uqurux badan oo dardaaran ,midnimo ,mahadnaq ammaan iskugu jirta ka tiriyay munaasabad lagu sagootinay madaxdii hore...
View ArticleWasiirkii hore ee Maaliyada iyo Qorshaynta oo Xilkii ku Wareejiyay Wasiirada...
Munaasabad ballaaran oo xilka uu ku wareejinayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta Maxamuud Xasan Sulaymaan (Cawil) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qayb galay...
View ArticleFeysal C. Waraabe “Xasan Sheekh hadaa Khaatumo aqoonsatay, anaga Marka ayaa...
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa in hadii dadka reer Khaatumo tashteen,...
View ArticleProf:C/weli Gaas”Dhowaan baan rajeynayaa inaan soo siyaarto Kismaayo, si aan...
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inuu sida ugu dhaqsiyaha badan uu booqasho ugu tagayo Kismaayo, si uu u xoojiyo xiriirka Maamulka Puntland iyo Maamulka...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo furay kulan howleed Golaha Wasiirada uga arrinsanayaan...
Muqdisho, January 26, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee...
View ArticleBanaan bax lagu taageerayay joogitaanka Ciidamada Kenya oo Kismaayo ka...
Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubooyinka ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Afmadow, iyadoo banaan baxyadan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka...
View ArticlePuntland oo Soo Bandhigtay Agab Dagaal oo ay ka qabteen Al-Shabaab(Sawiro).
Magalada Bossaso xarunta Gobalka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay agabyo ay isticmaali jireen kooxda Shabab ee ka dagaalanta Buuraha Galgala,ka dib dagaalkii shalay lagu qaaday. Ku simaha wasiir ku...
View ArticleXaflad lagu soo dhoweynayo madaxda cusub ee Puntland laguna sagootinayo...
Xaflad Si heer sare loo agaasimay oo lagu soo dhoweynayo madaxda cusub ee Puntland uu hormuud ka yahay Prof. Cabdiweli Mohamed Cali Gas laguna sagootinayey Madaxdii hore ee uu ugu horeeyo Dr...
View ArticleDowlada Maraykanka oo sheegtay inay weerar cirka ah ku dishay Sarkaal ka...
Mareykanka ayaa sheegay in weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone ay shalay gelinkii dambe ku dileen Sarkaal sare oo ka tirsan Shabaab inta u dhaxeysa degmada Baraawe iyo Sablaale...
View ArticleShirkii maamul u sameynta saddexda gobol oo Baydhabo ka furmay.
Shirweyne maamul loogu sameyn doono gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha hoose ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baydhabo. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Baay Shiino Macalin Nuurow ayaa...
View ArticleAfhayeenka Jubbaland”Wey Adkaan Doontaa inaan la shaqayno ciidamo kale hadii...
Afhayeenka Maamulka Jubbaland C/naasir Seeraar ayaa difaacay joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubooyinka, isagoo ku tilmaamay inay yihiin ciidamo wanaagsan oo wax badan ka qabtay deegaanada...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey kulankii looga hadlayay qorshaha...
Muqdisho, January 27.2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo qado Sharaf ku Martiqaaday xubnaha Barlamanka Dowlada...
Isniin, Garowe, 27, 01, 2014. Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qado sharaf ku casumay mudanayaasha Baarlmanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Mudane...
View ArticleHolland oo Laga Bogaadiyey Hogaanka Cusub iyo Hogaankii Hore ee...
Waxaa magaalada Uttrecht ee dalka Holland lagu qabtay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaasna lagu hanbalyeynaayo Madaxda cusub ee Dowlada Puntland ee Ugu Horeeyo Dr,Cabdiweli Mohamed...
View ArticleAlla How Naxariistee Nabadoon Maxamuud Xamari oo Garoowe Lagu dilay.
Allaha u Naxariistee waxaa salaadii Maqrib ka dib meel wax yar u jirta masaajidka Mowlaca oo ku yaala bartamaha magalada Garowe lagu dilay Maxamuud Maxamed Faarax(Xamari) oo lagu sheegay inuu yahay...
View ArticleGolaha Wasiirada Puntland oo lagu wado in Beri lagu Dhawaaqo.
Golaha Wasiirada ee Dowlada Puntland ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo Maalinimada Beri ah ee ay Taariikhdu ku beegan tahay 28-01-2014. Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Xarunta Madaxtooyada...
View ArticleDaawo Sawiro Dheeraad ah Xafladii Puntland ee Dalka Holland.
Halkan Hoose ka Daawo Sawiro Dheeraad ah Xafladii Bogaadinta Madaxdii Hore iyo Madaxda Cusub ee Dowlada Puntland. Halkan ka Akhriso Warbixinta Sawiradan.
View ArticleKolonyo Ciidamo AMISOM oo goor dhow nin Taksiile ah ku jiiray agagaarka...
Kolonyo Ciidamada AMISOM ayaa goor dhow Nin Taksiile ahaa waxay ku jireen agagaarka Taree-Biyaano, iyadoo dad careysan ay xireen wadada, isla markaana u diideen in gaadiidka ay isticmaalaan. Kolonyada...
View ArticleDad careysan oo xiray wadada Taree-Biyaano, markii Ciidamada AMISOM ay...
Dadweyne careysan ayaa goor dhoweyd xiray wadada hor marta Taree-Biyaao ee Jidka maka Al-Mukarama, halkaasoo abaarihii sagaalkii subaximo Kolonyo ay wateen Ciidamada AMISOM uu jiiray nin Taksiile ahaa...
View Article