Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Alla How Naxariistee Nabadoon Maxamuud Xamari oo Garoowe Lagu dilay.

$
0
0

Allaha u Naxariistee waxaa salaadii Maqrib ka dib meel wax yar u jirta masaajidka Mowlaca oo ku yaala bartamaha magalada Garowe lagu dilay Maxamuud Maxamed Faarax(Xamari) oo lagu sheegay inuu yahay Nabadoon.

Dilka Marxuumkan oo lixdan jir ahaa  ayaan la aqoon cida ka danbaysay,waxana goobta lagu dilay oo laamiga wax yar u jirta soo gaaray cidanka ammaanka.

Dad ka ag dhawaa goobta uu dilka ka dhacay ayaa sheegay Marxuumka in xabado ay kaga yaaleen madaxa,isla markasna uu geeriyooday.

Lama yaqaan sababta,Balse waxa socda Baaritaano kala duwan oo ay Wadaan Laamanaha Amaanka ee Dowlada Puntland.

Alla How Naxariistee Marxuum Maxamuud Maxamed Faarax Waxa uu kasoo jeeday Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

bistoolad

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles