Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday OIC iyo hay’ad laga leeyahay...

Muqdisho, November 19, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada  Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi ka socday ururka Islaamka iyo hay’ad lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Ammaanka oo waqtiga u dheereeyay howlgalka la dagaallanka burcad...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo hal sano ah ugu daray howlgalka caalamiga ah ee la dagaallanka burcad badeedda Soomaalida. 15-ka xubnood ee golaha ayaa si wada-jir ah u meel-mariyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Istadiyo Koonis, kubbadna laaday(Sawiro).

Mogadishu, 19 November 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa uu ka qeybgalay cayaarta kubadda cagta ee Horyaalka heerka Koowaad (Seria...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo Deegaanada Puntland ka Mamnuucday Caagaga Loo Yaqaan...

Dowlada Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in gebi ahaanba la joojiyay Caagaga waaweyn ama Jiirgaamada qaada 100,ka leter iyo 200, litir. Waxaa maanta saxaafada ugu qabtay shir saxafadeed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Oo Guddi Wasiiro ah u Magacowday Dagaakii Ka Dhacay No.50.

Muqdisho,20.Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay xalay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay arimaha ka soo cusboonaaday gobolada shabeelada dhexe,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Sool oo Gargaar soo Gaarsiiyey Walaalahooda Reer Puntland ee duufaantu...

Waxaa wali socda gurmadka balaaran oo loogu jiro sidii loo caawin lahaa dadka ku cayroobay roobabkii duufaanta watay ee todobaadkii hore ka da’ay qaybo ka mid ah Gobaladda Nugaal,Karkaar iyo Bari.Deeq...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Madaxda Carabta iyo Afrika oo Maalintii Labaad Galay(Sawiro).

Waxaa maalintii labaad galay shir madaxeedka Carabta iyo Afrika oo ka socda magaalada Kuwait City ee dalka Kuwait, kaasoo ay ka qeyb galayaan madaxda in ka badan 50-dal oo Carab iyo Afrikaan ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

France oo Beenisay in muwaadin looga haysto Puntland uu yahay jaajuus.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka France ayaa beenisay in nin u dhashay dalkeeda oo ku xiran Garoowe uu yahay jaajuus, sida uu sheegay maamulka Puntland. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada weerarkii...

Muqdisho, November 20, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay kooxaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee...

Mogadishu, 20 November 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Iskuulka Xamar Jab-Jab oo uu sheegey in Soomaaliya ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Faroole Nocholas Kay oo Saxaafada Si wada jir ah ula hadlay kulan dheer ka...

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Farole iyo Ergayga Qaramada Midoobay Somalia Nicholas Kay ayaa ka dib kulan ay ku yeesheen Madaxtoyada magaalada Garowe ka dib saxaafada si wadajir ah uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ku Saabsan labo Nin oo u kala dhashay U.k iyo France oo Garoowe ku...

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland Waxa mudo Labo Maalmood ah ku xiran labo nin oo u kala dhashay wadamada Britain iyo France ,kuwaas oo lagu soo eedeeyey Falal la xariira Jaajuusnimo iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Macalinku waa Nolosha Dalka”.

Mogadishu, 21 November 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maalinta Macallinka ka hadlayey ayaa aad u ammaanay doorka macallimiinta Soomaaliyeed ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gollaha Wasiirada Oo Warbixino Ka Dhagaystay Gudiyo Loo Kala Diray Gobolada...

Muqdisho, 21, Nov, 2013..Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaaka ee Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ammaanka guud ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha oo goor dhow loo...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow u gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, kaasoo ah mid kalsooni kala noqosho...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo la kulmay Isimada Puntland.

Xarunta Hay’ adda PDRC ee magaalada Garowe ayaa waxa kulan ku dhexmaray Ergayga QM Somalia u qaabilsan Nicholas Kay iyo qaar ka mida issimada Puntland. Shalay ayuu Puntland ku tagay booqasho saddex...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu...

Ardayda iyo maamulka ururka dhalinyarada soomaaliyeed ee SYLII ayaa si wada jir ah ay ugu dabaal dagayeen munaasabada maalinta macalinka soomaaliyeed 21ka November. Xafladan oo ay ka soo qeyb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay”Hala baaro eedda la xiriirta kufsiga”

Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsa arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in loo baahan yahay in la sameeyo baaritaan qotadheer oo ku saabsan arrinta gabar sheegatay in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xamiid Karzai oo Taageerey Heshiiska Dalkiisa iyo USA.

Madaxweynaha Afghanistan xamiid karzai  ayaa sheegey inuu taageerayo heshiiska iskaashiga dhinaca amaanka ee dalkiisu la gaarey Mareykanka. Madaxweyne Xamid Karzai oo la hadlayey xubno gaaraya 2500 oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Harry Reid”Wadahadallada Iraan weli laguma heshiin”

Xubin sare oo ka tirsan aqalka Senet-ka ee Maraykanka ayaa sheegay in cunaqabatayn dheeri ah ay ku soo rogi doonaan Iraan. Hadalkan ayaa ku soo beegmayo iyadoo weli laisku mari la’yahay wadahadallada u...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live