Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Warbixin ku Saabsan labo Nin oo u kala dhashay U.k iyo France oo Garoowe ku xiran.

$
0
0

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland Waxa mudo Labo Maalmood ah ku xiran labo nin oo u kala dhashay wadamada Britain iyo France ,kuwaas oo lagu soo eedeeyey Falal la xariira Jaajuusnimo iyo weliba Burcadnimo.

Halkan ka Akhriso Warbixin ku saabsan Labadan Nin ee ku xiran Garoowe.

Baaritaan dheer oo ay ciidamada Sirdoonka Puntland sameeyeen  ayaa Waxay  kusoo ogaadeen  in ragani ay yihiin Basaasiin amase Jaajuusiin dano Gaara Wata,Waxaana Ciidamada Sirdoonka Puntland u suurta gashay inay Gacanta Kusoo Dhigaan ragan.

osi3

Cadaymaha  ay Hayaan Ciidamada Sirdoonka Puntland ee cadaynaysa inay ragani yihiin Jaajuusiin  ayaa waxa ka mid ah qoraal ay  soo saareen  14-08-2013 ,kaas oo ay udireen Madaxda Hay’adda Jaajuusiin ah  ee  ay ragani  ka tirsan yihiin .

qoraalka ayaa ka ku saabsan Xog rasmi ah oo ay ka hayaan Dhaqdhaqaaga Xarakada Al-Shabaab iyo xiliyada ay qaraxyada iyo Weerarada ay Geysan Karaan.

Halkan ka Akhriso Qoraal ay ka qoreen Xarakada Al-Shabaab 14-08-2013.

Sidoo Kale Labadan nin waxay ku howlanaayeen Falal Burcadnimo(Tuugo) ,waxayna si dhuumasho ah ku Gurteen Khayraadka Dalka Sida Macdan iyo Khayraad Kale oo kala Duwan.

osi6 osi5

Raadreeb+Dunidaonline.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles