Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlay la Dagaalanka Al-qaacida iyo Burcadbadeeda oo lagu qabtay...

Magaalada Sanca ee Dalka Yemen ayaa waxa lagu qabtay Shir Caalami Ah oo ay Kasoo qeybgaleen Dowlada Kala Ah :- Yemen ,Djabouti,Maraykanka iyo  Soomaaliya oo ka Kooban (Dowlada Feredaalka Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prime Minister welcomes G8 recognition of progress in Somalia.

Prime Minister welcomes G8 recognition of progress in Somalia His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed the G8 statement in London praising recent progress in Somalia and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi(Sawiro).

Bujumbura, April 13, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Reer Sool Ah oo Fariin Culus udirtay Madaxweynaha Soomaaliya(Video).

Gabar Soomaaliyeed Isla markaasina kasoo Jeeda Gobolka Sool  ayaa Fariin Culus waxay udirtay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Fariintaan Gabadhu dirtay Waxay ku saabsantahay Wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirkii Soomaaliya iyo Somaliland.

Shirkii Maanta Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku dhexmaray madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Xasan Gurxan Geedi.

Dhamaan Magacyada Dadkaan Hoos ku qoran Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Eheladii ,Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xasan Gurxan Geedi oo Dhowaantan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Feysal Cali Waraabe”Xasan Shiikh Wuxuu doonayaa Godkii Xamar in uu dadka la...

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ucid ee Maamulka Somaliland Mudane Feysal Cali Waraabe ayaa si Qota Dheer uga Hadlay Siyaasada Guud ee Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R. Wasaare Saacid oo dalka dib ugu soo laabtay si weyna loo soo...

Axad, 14, April, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyey booqashooyin ku marayey dalalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Puntland dalka dib ugu soo laabtey.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Dowlada Puntland Dr.Faarax Cali Shire ayaa dalka dib ugu soo laabtey. Wafdiga Wasiirka maaliyadda maamulka Puntland  Dr. Faarax Cali Shire  ayaa waxa ka mid ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Shiikh iyo Siilaanyo oo ka wada hadlay Heshiiskii Turkiga(Dhegayso).

Waxaa dalka Turkiga ku soo gabagaboobay wajigii sadexaad ee wada hadalo u soo socday dowladda Somalia iyo Somaliland.  Qodoba lagu heshiiyay waxaa ka mid ah iskaashi dhinaca Amaanka, Ganacsiga ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo Weer lagu qaadey.

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Maanta gelinkii Hore Waxa lagu qaaday Weeraro is daba Joog Ah. Qaraxyo ayaa lagu weeraray dhismaha Maxkamadda Gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho sida ay ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin kasoo Baxaysa Qaraxyo iyo Weeraro Muqdisho ka Dhacay .

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaraxyo waaweyn oo Muqdisho ka dhacay Maanta. Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay weerar rag hubeysan oo ka tirsan kooxda al-Shabaab ay ku qaadeen maxkamadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha G.Nugaal oo Beeniyey Maxaabiis la sheegay in ay Dowlada...

Dowlada Puntland ayaa beenisay warar ay shalay baahiyeen qaar ka Mid ah  Warbaahinta Soomaalida oo sheegaya in Puntland Maxaabiis ku xirnaa xabsiyada ay gacanta ku heyso lagu wareejiyay Mareykanka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawiro Heerka Waxbarasho ee Degmada Waaciye.

Degmada Waaciye Ee Gobolka karkaar ayaa Horumar la taaban karo Waxa ay  ka Gaartey  Dhanka Waxbarashada. Degmada Waaciye ayaa waxa ku yaal labo Iskuul oo kala ah Hoose/Dhexe iyo Weliba Dugsi Sare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo xariga ka Jaray Madaxtooyo...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa galabta  xariga ka jarey dhismaha cusub ee Madaxtoyada Puntland oo ku yaal duleedka caasimada Garowe. Madaxweyne ku xigeenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Progress in Somalia will not be derailed by terrorists, Prime Minister declares.

Progress in Somalia will not be derailed by terrorists, Prime Minister declares His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today vowed the government would continue restoring peace and security...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nedwadii 11-Aad oo ka Bilaabatay Masjidka Al-rowda ee Magaalada...

Nedwadii sanadlaha ahayd  ayaa caawa ka bilaabatay masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nedwada ayaa sanadkan ah “ Islaamka iyo Qabyaaladda” waxaana ka qayb gelaya qaar kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya oo loogu Baaqey in uu is Casilo.

Siyaasiyiin ku Sugan Magalada Muqdisho ayaa ku baaqay in uu iscasilo wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga ka dib markii ay sheegeen inuu ku fashilmay gudashada waajibaadkiisa uuna ka dhamaan la,ayahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof,Geedi”Dowladu Waxay Dhayalsatay Digniintii Sirdoonka Caalamka”

Ra’iisulwasaarihii hore Ee Somalia Prof Cali Max’ed Geedi Oo Waraysi Siiyey Warbaahinta Gudaha  ayaa ka hadlay weeraradii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Ee dadka badani ay ku wax yelobeen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boston ee dalka Maraykanka.

Qaraxyo waaweyn ayaa ka dhacay Magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Labo qarax oo xoog badan oo ka dhacay halka uu ku dhammaado orodka dheer ee Marathon-ka ee magaalada Boston ayaa waxaa ku dhintay...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live