Gabar Soomaaliyeed Isla markaasina kasoo Jeeda Gobolka Sool ayaa Fariin Culus waxay udirtay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.
Fariintaan Gabadhu dirtay Waxay ku saabsantahay Wada Hadalada uga socda Dalka Turkiga ee ay Yeelanayaan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka la Magac Baxay Somaliland.
Halkaan Hoose ka Daawo Fariinta Adag ee Gabadha Reer Sool Dirtay.
.