Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Puntland”Al-Shabaab iyo Somaliland Waa Mataano”

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland maanta ku tagay goobaha ciidanka daraawiisha kaga sugan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Ceelbuur.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, kadib dagaalo ka dhacay duleedka degmadaas. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo Markab Dushiis kula Shiray Wakiilo ka Socday Midowga...

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta Markab dushiisa kula shiray Wakiilka Midowga Yurub ee Somalia iyo dhowr safiir oo dalalka Yurub ka socda. Markabka uu shirkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawiro Kulankii Madaxweynaha Puntland iyo Wakiiladii Midowga Yurub.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed  Cali Gaas ayaa galabnimadii Arbacada oo taariikhdu ahayd26,03,2014 waxa uu kulan gaar ah la qaatay danjirayaal ka tirsan Dowladaha Reer Yurub iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Cusmaan Cabdi Passenger Waa Dhakhtar Soomaaliyeed oo Abaal Gud Mudan.

Dr.Cabdi Cusmaan Cabdi (Passenger) Wuxuu ka Mid ahaa Dhakhaatiir Dowlada Soomaaliya ay u dhacday xiligii ay Waxbarashada ku jireen,isagoona ka mid noqday Dhakhaatiirtii Qurbaha usoo Cararay Dagaaladii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Saluugey qaabka ay u Shaqeeyaan Qaar ka...

Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo maanta  socdaal ku tagay qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda ayaa sheegay inuu soo arkay qaar shaqaynaya iyo kuwo laga maqan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Saddexda Gobol ee Baydhabo ka socday oo Madaxweyne lagu doortay(Sawiro).

Ergadii ku shirsanaa magaalada Baydhabo ee u fadhiyay Maamulka Koofur Galbeed ee saddexda gobol ayaa waxay doorteen Madaxweynaha Maamulkaas, iyadoo arrintan ay sii xoojineyso xiisada siyaasadeed ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbad Xasaasi ah oo uu Jeediyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland(Video).

Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Mudane Cabdixakiin C/laahi Camey oo galabtay shacabka Puntland qudbad u jeediyay ayaa taabtay dhinacyo kala duwan oo xasaasi ah. Mudane Camey ayaa ugu horeyntii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Janaraal Sisi oo xilkii Hore iska Casilay, isuna Sharaxay Xilka Madaxtinimo...

Abaanduulaha ciidammada qalabka sida ee Masar ahna wasiirka difaaca, Janaraal Abdul Fattah al-Sisi ayaa shaaciyay in uu iska casilay militariga si uu isugu sharaxo doorashooyinka madaxtinimo ee lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Indho ” C/weli Gaas Haduu Somaliland kusoo Xad gudbo Maxbuus ahaan...

Mid kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka somaliland ayaa weraar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli maxamed Cali Gaas ,isagoo sido kale Xildhibaanka ka hadlay Safarkii silaanyo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh oo Kampala kula kulmay R. Wasaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa kulan gaar ah saaka la qaatay Ra’iisul Wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii IGAD ee ka hortaga abaaraha oo la soo gabagabeeyey iyo R.wasaaraha oo...

Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya(Sawiro).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya Aamina Cabdalla Maxamed, iyaga oo ka wadahadlay arrimo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray Wadooyin Laami Ah Oo Laga...

Khamiis 27,03,2014  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdi-samad Max’ed Gallan, Duqa Degmada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Turkiga oo xayiraad saartay isticmaalka barta Youtube.

Dowladda Turkiga ayaa xayiraad saartay isticmaalka adeega laga daawado muuqaalada ee loo yaqaano Youtube, todobaad kadib markii Maxkamada dalkaas ay amartay in la mamnuuco isticmaalka barrta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Amaanka”Aftida Reer Crimea waa sharci darro”

Golaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa u codeeyay qaraar qeexaya in ay sharci darro aheyd aftidii uu Ruushka taageeray ee laga qabtay Gobolka Crimea ee waddanka Ukraine. Qaraarku waxa uu sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii...

Muqdisho, March 28, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fowziyo Yuusuf Xaaji oo maanta loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii iyo Wasiiradii Arrimaha dibada Xukuumadii Ra’iisul Wasaare Saacid Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa maanta si rasmi ah uga mid noqotay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu Laabtay

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta kasoo anbo baxay magalada Bosaso oo maalmihii lasoo dhaafay uu kulamo kala duwan kula yeeshay shacabka Gobalka Bari. Wararka soo gaaraya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo Mowshin Laga keenay.

Mooshin loogu yeerayo Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa maanta laga aqriyay fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo Gudoonka uu si rasmi ugu dhawaaqay in Labada Wasaaradood loo yeeray...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live