Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Obama oo la Kulmay Boqorka Sacuudiga.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa la kulmay boqorka Sacuudiga Boqor Abdallah Bin Abdulaziz, iyagoo ka wada hadlay sida wax looga qaban karo khilaafka labada dal ee ka dhashey danaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hey’adda African Development oo deeq gaar-siisey qaar kamid ah xarumaha...

Deeq-dani ay hey’addu gaarsiisey Xarumaha sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo ee ku yaala degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa waxay ahayd hal Container oo iskugu jira qalabka loo isticmaalo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/wali Gaas “Diyaar ayaa u nahay inaan wada hadal la furno dowladda Federaalka”

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Maamulkiisa uu diyaar u yahay in wada hadal la furo dowladda Federaalka Soomaaliya, si mad madowga jira loo soo afjaro. Dr. C/wali Gaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladaha Ruushka iyo Maraykanka oo ka wada Xaajoonaya Arinta dalka Ukraine.

Wasiirada arrimaha dibada ee Maraykanka iyo Ruushka ayaa maanta ku shiraya magaalada Paris ee wadanka Faransiiska, si ay uga xaajoodaan arrinta Ukraine guud ahaan, gaar ahaanna xiisada ka taagan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar aan horey loosii shaacin ugu Ambabaxay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow safar aan horay loo sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, halkaasoo ay ka jireen xiisado siyaasadeed oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Cabdiweli Max’ed Cali Gaas Oo Xafiiskiisa Madaxtooyada Garowe Ku Qaabilay...

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo iyo banaan...

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo, isagoo aan gudaha u gelin magaalada, iyadoo dhinaca kale magalada Baydhabo ka socda Banaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Oo Maanta...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga Baarlamanka ee aan caadiga ahayn kaasi oo dib u eegis loogu samaynayo miisaaniyadda Dawladdu ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo Soo Dhoweysay Maamul Goboleedka Cusub ee Koonfur Galbeed.

Dawlada Puntland Waxay soo dhawaynasaa doorashadii sida nabadgelyada ah ku dhacday ee loogu doortay in uu H.E Maxamed Xaaji Cabdinuur noqdo Madaxweynaha maamul goboleedka cusub ee Koonfurta Galbeed ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed oo maanta hortagaya...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu hor tago Golaha Baarlamaanka, si uu uga hadlo qorshe howleedka Xukuumadiisa u degsan iyo waxyaabaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Galmudug ee gobolka Mudug oo ka shiray xoojinta...

Mas’uuliyiinta gobolka Mudug ee maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa kulan looga arrinsaday nabadgelyada ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka waxaa ka qeyb-galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Recep Tayyip Erdogan oo u digay ragga ay isku Hayaan Siyaasada Dalkiisa .

Ra’isul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay ragga ay siyaasadda isku hayaan inay ka shaleyn doonaan – eedeyntii ay ku eedeeyeen isaga iyo xisbigiisa musuqmaasuq. Mr. Erdogan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Dowlada Soomaaliya oo Shirar Gaar gaar ah ka wada Magaalada Baydhabo.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa maalintii labaad shirar gaar gaar ah ka wada magaalada Baydhabo, halkaasoo dhowaan looga dhawaaqay Madaxweynayaal labo maamul oo iska soo horjeeda. Gudoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xariga Ka Jaray Wasaaradda...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi-xakiin Cabdillaahi Xaaji cumar Camay ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayay  Wasaaradda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa Garowe ku qaabilay masuuliyiin ka tirsan UNISOM, waxayna si qoto dheer uga wada hadleen arrimaha dimuqraadiyaynta iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada Hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmay...

Wada hadalada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaaliland oo ku saabsan maareynta hawada Dalka ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, ayadoo ay wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Ruushka oo Maanta Booqanaya Gobolka Crimea.

Raiisul Wasaaraha Ruushka Dmitry Medvedev ayaa booqanaya gobolka Crimea – waxaana uu noqonayaa sarkaalkii ugu sareeyey ee Ruushan ah oo halkaasi booqda tan iyo markii Ruushka uu gobolkan ka qabsadey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kuna sii...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib labo cisho oo uu ku sugnaa magaalada Baydhabo, halkaasoo uu u joogay wada hadalo uu la lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha G7+ oo ka shiray sidii kaalmo deg deg ah loo...

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee bixiya dhaqaalaha ku baxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Danguud oo Kullan ku yeeshay Muqdisho(Sawiro).

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Ururka Danguud oo kasoo qayb galeen xubnaha ururkaasi ayaa looga hadlay sidii loo horrumarin lahaa dhaqanka, Arts-ka iyo Ciyaaraha,waxaana sidoo kale kulankaasi...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live