Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu Laabtay

$
0
0

Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta kasoo anbo baxay magalada Bosaso oo maalmihii lasoo dhaafay uu kulamo kala duwan kula yeeshay shacabka Gobalka Bari.

Wararka soo gaaraya Warbaahinta  ayaa sheegaya madaxwaynaha Puntland inuu soo afmeeray socdaalkii iyo kulamadii Gobalka Bari dibna ugu soo laabanayo magalada Garowe.

Inta uu ku sugnaa magalada Bosaso waxa uu Markab dushiisa kula shiray qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo wakiilk EU ee Somalia wuxuna kala hadlay sidii Puntland looga taageeri lahaa dhanka hormarka iyo dhaqaalaha.

Waxana la sheegayaa madaxwaynaha inuu furi doono fadhi aan caadiga ahayn ee baarlamaanka Puntland ka yeelanayo miisaaniaydda lagu shaqaynayo 2014-taasoo la sheegay xildhibaanado inay ku kala qaybsan yihin.

IMG_2571_1


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles