Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xasan Xanafi markale...

Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa mar kale dil ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo racfaan ka qaatay xukunkii Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida. Qareenada u doodayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Tacsi Diraya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Dr Aadan Xaaji Ibraahim oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo...

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo Garaad Cabdulahi Cali Ciid oo ku kulmay Magaalada Badhan ayaa Heshiis Rasmi ah ku gaarey halkaas. Labadan isin ayaa kasoo wada jeeda Beesha Warsangeli-Harti ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoonyahanad Ifraax Cabdinuur Faarax oo dadaal ugu Jirta Kor u Qaadista...

Ifraax Cabdinuur Faarax oo ah Aqoonyahanad Soomaaliyeed gaar  reer Puntland ah ayaa dadaal dheer waxay  ugu jirtaa Kor u Qaadista Waxbarashada Haweenka Soomaaliyeed iyo weliba sidii ay Siyaasada dalka...

View Article

R/Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Hore ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Dr Aadan Xaaji...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Beesha Caalamka ah oo Garoowe ku Wajahan,si Puntland Cadaadis loogu...

Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in magaalada Garowe u tagaan, sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen wada hadalo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo...

View Article

Ciidamada Suuriya oo la wareegay Magaalada Palmyra.

Ciidamada dawladda Suuriya ayaa dagaal kula wareegay magaalada qadiimiga ee Palmyra, sida ay ku warantay warbaahinta dawladda Suuriya. kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ayaa gacanta ku haysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Jubbaland oo Mar kale mudo kordhin u Sameeyey Madaxweyne Axmed...

Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta mar kale u sameeyay waqti kordhin muddo 45 cisho ah, si uu Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ku soo dhiso Golaha Wasiirada. Kulan deg deg ahaa oo uu Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga Taageerada ay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dawladda Talyaaniga iyo Urur Gobolleedka IGAD uga mahadceliyey taageerada ay la garab taagan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ballaaran oo...

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 27-March -2016 waxaa uu garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko ee duleedka Garoowe kusoo dhoweeyey Wafti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda oo ku dhawaaqay in Hal-milyan oo doolar ay dowladdu ugu...

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka, shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Ururada bulshada rayidka,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos:-Mudane Maxamed Cismaan Shanle iyo Murwo Aamina Maxamuud...

Dhamaan Magacyada dadkan Hoos ku qoran oo ku kala Nool Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Aroos udirayaan Lamaanaha Isdoortay ee kala Ah Mudane.Maxamed Cismaan Shanle iyo Murwo Aamina Maxamuud Sardheeye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Goodax Barre oo Eedeyn Ujeediyey Madaxweyne Xasan Shiikh.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka C/llaahi Goodax Barre ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu kala qeybiyay qabaa’ilka dega Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Booqday Dhaawacyadii Ciidamada difaaca Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dhagax dhigay dhime Cusub oo lagu soo...

Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas oo lagu soo kordhin doono  Wasaaradda Warfaafinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Kampala Ka Furay Kulan Howleedka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ah uga furay maanta kulan howleed ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad ay leedahay Shirkadda EgyptAir oo la afduubtay(Sawiro).

Diyaarad ay leedahay Shirkadda EgyptAir oo la afduubtay ayaa lagu qasbay inay si deg deg ah ugu degto garoonka diyaaradaha Larnaca ee Jaziirada Qubrus. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Airbus 320...

View Article

Taageerayaasha Madaxweyne Geelle oo isu soo Bax Dhigay.

Isu soo baxyo ballaaran ayaa waxaa qabtay taageerayaasha madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele asagoo madaxweynehaasi uu doonayo in mar labaad lasoo doorto doorashada la filaayo inay dalkaasi ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqalka Congresska Maraykanka oo La Weeraray.

Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa   La Weeraray. Rasaas ayaa laga maqlay halka ay dadka martida ah ka fariistaan xarunta Maraykanka ee US Capitol magaalada Washington waxaana lagu amray...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live