Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo Garaad Cabdulahi Cali Ciid oo ku kulmay Magaalada Badhan ayaa Heshiis Rasmi ah ku gaarey halkaas.
Labadan isin ayaa kasoo wada jeeda Beesha Warsangeli-Harti ee degta Gobolada Sanaag iyo Hayland.