Dr.Faroole oo Digreeto Kasoo Saarey Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Cusub-2014.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) ayaa Gelinkii Dame ee Maanta Waxa uu digreeto Kasoo Saaray Soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Puntland. Halkan Hoose...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Xukuumada oo booqday xarumaha Wasaaradaha Warfaafinta iyo...
Muqdisho, November 25, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xarumaha Wasaaraddaha Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo...
View ArticleYuusuf Kaba-kudukade “Afar sano oo aan maamuleynay wax fatahaad ah kama...
Gudoomiyaha Al-Shabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh Yuusuf Kaba-kudukade ayaa ka hadlay fatahaadaha iyo colaadaha ka jira Gobolka Shabellaha Dhexe, isagoo tilmaamay in aanu maamul ka jirin...
View ArticleMusharax Shire Xaaji Faarax oo Bosaaso si weyn Loogu Soo Dhoweeyey(Sawiro).
Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa Waxa si weyn Loogu Soo Dhoweeyey Garoonka Diyaaradaga ee Magaalada Bosaaso . Dadweyne aad u tirabadan oo Rag iyo haweenba leh, Masuuliyiin, Waxgarad iyo weliba...
View ArticleSheekh Maxamed Umal oo ka hadlay Been Abuur Laga Sameeyay(Video).
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Mashaa’iqda xushmada ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed ayaa fariin muuqaal ah uu soo dhigay Facebook-giisa rasmiga ah wuxuu ku sheegay in laga been sheegtay,...
View ArticleProf. Dhalxa “Waxaa layaab ah in Gobol colaad iyo fatahaad ka dhacay in...
Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in la iska indha tiray dhibaatada Gobolka Shabellaha dhexe ka jirta, isagoo cadeeyay in halis ay ku jirto magaalada...
View ArticleReer Qardhood oo Warsaxaafadeed Soo Saarey.
Hoos ka akhriso Boqorka Beesha Cismaan Maxamuud, Majeerteen oo Warsaxaafadeed kasoo saarey safar ay ku tageen isaga iyo Cade Muuse Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland. waxaan safar ku tagnay...
View ArticleHambalyo ku socoto Ciidanka Hiil walaal.
Wakiilkada axsaabta mucaaridka ee Jabuuti (USN-UDJ) ee dalalka la isku yidhaahdo Beneluxega( Holland,Belgium iyo Luxemburge waxa ay u soo dirayaan ciidanka Jabuuti ee Hiil walaal ee ku sugan magalada...
View ArticleWasiirad Fowzia “Dhalinyarada oo shaqo loo abuuro waa horumarka Dalka”
Brussels, 26 November 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa ku sugan Brussels si ay uga qeybgalaan Shirka...
View ArticleMaamulka iyo Shacabka Gobolka Banaadir oo 300.000$ ugu deeqay dadkii...
Maamulka iyo Shacabka Gobolka Banaadir ayaa 300.000$ ugu Deeqay dadkii duufaantii Puntland ka dhacday ay Saameysay.
View ArticleCiidamada Amisom oo Geel ku Xasuuqay Agagaarka deegaanka Leego.
Ciidamada AMISOM ayaa ilaa 13-neef oo Geella ku laayay agagaarka deegaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii Kolonyo ay la socdeen qarax miino lala eegtay. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa...
View ArticleWasiirad Fowzia ” Midowga Yurub waa Saaxiibka Soomaaliya”
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam iyo wafdi ay hoggaamineyso oo beryahan k sugnaa Brussels ayaa maanta soo gabogabeynaya shirka ay halkaas uga...
View ArticleTaliyihii Ciidanka Badda Soomaaliya oo Xil ka Qaadis Lagu Sameeyey.
Warar ay si Hoose u heshay Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qarre xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo lagu bedelay Sarkaal...
View Article24-qof oo Soomaali ah ayaa Lagu xirey Magaalada Khartuum ee dalka Suudaan.
24 qof oo Soomaali ah ayna ka mid yihiin sagaal dumar ayaa lagu xiray magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan. Cabdiweli Xasan Xuseen (Fadiilatuhu) oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee waddanka...
View ArticleProf.Jawaari oo digniin kama Dameys ah udirey Xildhibaanada ka maqan...
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa digniintii ugu dambeysay u diray xildhibaannada ka maqan fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay in xildhibaankii ay...
View ArticleGudoomiye Kumeel Gaar Ah oo Loo Magacaabay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya .
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa u magacaabay si KMG gudoomiyaha Bangiga dhexe Bashiir Ciise Cali oo horey xilkan u soo qabtay dowladihii KMG ahaa ee Cabdilaahi Yuusuf iyo Shiikh Shariif....
View ArticleQodobo Muhiim Ah oo Laga Soo Saarey Shir ay Magaalada Bosaaso ku Yeesheen...
Shirweyne Mudo Labo Maalin ah uga socday Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Beelaha Axmed Harti ayaa waxa laga soo saarey Shan Qodob oo ay ku Mideysan yihiin Beelahaasi. Halkan ka Akhriso...
View Article120- Xildhibaan oo Muqdisho ku shirey Ayaa War-murtiyeed Soo Saarey.
Arbaco, 27, 11, 2013…120 oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku bahoobay daladda Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyadeed ayaa maanta kulan qado sharaf ah oo ay isugu yimaadeen waxay is...
View ArticleDowlada Puntland oo sheegtay in aanay wali soo gaarin Halkii Milyan ee...
Dowlada Puntland ayaa sheegay in aanay soo gaarin Halkii Milyan ee Dollar oo dowladda Soomaaliya ugu yaboohday dhibaatada ka dhalatay duufaantii labo todobaad ka hor ku dhifatay deegaaada xeebaha bari....
View ArticleFOWZIA “Qeybe waxuu ahaa rugcadaa siyaasi ah”
Brussels, 28 November 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda, Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam ayaa tacsi u dirtay dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii Danjire Ahmed Mohamed...
View Article