Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Hambalyo ku socoto Ciidanka Hiil walaal.

$
0
0

hambalyoWakiilkada axsaabta mucaaridka ee Jabuuti (USN-UDJ) ee dalalka la isku yidhaahdo Beneluxega( Holland,Belgium iyo Luxemburge waxa ay u soo dirayaan ciidanka Jabuuti ee Hiil walaal ee ku sugan magalada  Beledweyn ee xarunta gobolka hiiraan hambalyo iyo bogaadin, waxaan ku hambalyeyneyna howsha geesinimada leh ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku  dhaqan Gobolka Hiiraan

Waxaad ogataan in aad gudaneysaan howl shaqo oo waajib ku ah  qof walba oo Soomaali ah, oo daneynaayo in lagu xasiliyo Soomaaliya nabad waarta iyo sido kale waxaad ogataan in aad difaaceysaan hooyooyinkiin iyo caruurtiin Soomaaliyeed oo ah  kuwa aad u dhaarateen xilligi aad qadeen direyska,  inaad difaacdaan xaquuqdooda Soomaalinimo, oo aad  ka difaacdaan kooxa  matuudhaanka ah ee uu-gaadhsato dadweynaha Soomaaliyeed, kuwaas oo ay adeegsadaan  cadawga umadda Soomaaliyeed

Howsha aad ka heysaan Beledweyne  waa mid ay ku diirsadeen dadweynaha Jabuuti iyo umadda soomaaliyeedba ee ku nool guud ahaan dunidan korkeega,  sida darteed waxaan nii leenahey ama nii soo gudbineyna bogaadin iyo hambalyo,taas oo aan nigu bogaadineyno xilka culus ee aad u haysaan shacabka reer Hiiraan, arintaas awgeed waxaan halkan niga soo gudbineyna taageerada  qurba joogta reer Jabuuti ee ku nool Yurub iyo guud ahaan ta dalada mucaaridka Jabuuti USN meel walba ay ka jogaan caalamka

Eebe ayaa mahad leh

Wakiilka Xisbiga UDJ- USN ee Beneluxrga

Axmed Riyaale

Bruxlles (Belgium).


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles