Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool.

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah iyo Dagaalyahanada Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, markii saldhig ay ciidamada ku leeyihiin ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Snoden oo Mar Kale Sir Culus Bixiyey.

Qandaraas Qaatihii horey ula soo shaqeeyay Sirdoonka Mareykanka Edward Snowden, oo haatan ku suggan Ruushka Mareykankuna ay doon doonayaan,  ayaa dusiyay dukuminti kale oo sir oo culus, kaasoo markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabadoon Xaad oo heshiiskii Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Jubba Kasoo...

Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha Muqdisho ayaa siwayn uga soo horka jeestay Hashiiski ay Adis Ababa kuwada gaaren DF Somaliya iyo Maamulka Jubba. Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa hashiiskaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobi:Dr.Faroole oo kulamo la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka(Sawiro).

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo booqasho ku jooga wadanka Kenya ayaa kulamo la yeeshay wakiilada beesha caalamka ka jooga magaalada Nairobi. Mudane Farole oo inta uusan ka tagin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka Dowlada Britain oo ka hor yimid qorshaha Mulateri ee ka dhanka ah...

Baarlamaanka Britain ayaa cod qayaxan ku diiday in dowladda Britain ka qeyb qaadato fara gelinta mulateri ee la doonayo in lagu sameeyo Suuriya, kadib markii lagu eedeeyay inay adeegsatay Hubka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amnesty:Kufsiga Haweenka Soomaaliya hala Xakameeyo.

Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in dagaalka Soomaaliya uu sababay inay faraha ka baxdo tirada kufisga ee loo gaysto haweenka. Hay’adda ayaa sheegtay in Kufisgu uu noqday halis joogta ah,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher:Abdullahi S. Shabelle iyo Aasiya Yasiin Ismail.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay  Hambalyo Meher Udirayaan Lamaana Is Doortay ee Kala Ah Mudane.Abdullahi Said Shabelle iyo Murwo.Aasiya Yasiin Ismail oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Sucuudiga Gaarey.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya  Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid iyo Wafdi oo Hogaaminayo  ayaa goor dhoweyd  gaaray magaalada Jidah ee Dalka Sucuudiga kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Federal Government of Somalia open to talks with Puntland.

Federal Government of Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said on Friday his government wants to open talks with Puntland government in northern Somalia, Garowe Online reports. “I am very sorry...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo fagaare ku yaala degmada Jilib ku toogatay Sarkaal horay ugu...

Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta fagaare ku yaal degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ku toogatay Sarkaal horay uga tirsanaa, kaasoo ku biiray ciidamada dowladda. Ninkan oo lagu magacaabi jiray Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne obama”weli Go’aan kama Gaarin Arinta Siiriya”

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in uusan go’aankii ugu dambeeyay ka gaarin, jawaabta uu mareykanka ka bixinayo weerar la aaminsanyahay in hubka Kiimikada loo adeegsaday oo ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaan bax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo Heshiiskii Addis Ababa...

Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo Heshiiskii Addis Ababa ayaa goor dhow ka bilowday magaalada Baydhabo, iyadoo banaan baxyada ay horay u iclaamiyeen odayaal iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Cali Maxamed Geedi oo soo dhoweeyey Heshiiskii Adis Ababa ka dhacay.

Raysul wasaarihii hore ee xukuumaddii kumeel-gaarka ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay Arbacadii la soo dhaafay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Mareykanka oo ku dhawaaqay tallaabo Mulateri oo ka dhan ah Suuriya.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa goor dhow ku dhawaaqay tallaabo milateri oo ka dhan ah dowladda Suuriya inay qaadayaan, isagoo sheegay in aqalka Congress-ka ay weydiisan doonaan Ogolaansho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaad Saleebaan “Annagu Waa Soo Dhoweyneynaa Imaanshaha Cabsisamad Ee Taleex...

Garaad Saleebaan  Garaad-Maxamed wuxuu caddeeyey inaan wax shir ahi ka dhici karin carro Ugaadhyahan inta Ugaadhyahan shirayo. Garaadku wuxuu sheegay inay habboon tahay in dadka la turxaan bixiyo oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxo Hubeysan oo xalay rasaas ku furay goob dhalinyaro ku caweynayeen oo ku...

Kooxo Hubeysan ayaa xalay fiidkii rasaas ku furay goob dhalinyaro ku qaxweynayeen oo ku taal degmada Dayniile, iyadoo hal ruux uu ku dhintay, labo kalena ay ku dhaawacmeen. Sida ay sheegayaan wararka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul wasaaraha Yemen oo ka badbaadey isku-day Dil.

Ra’iisul wasaaraha dalka Yemen Muxammad Saalim Basindawa ayaa gelinkii dambe ee shalay ka badbaadey isku-day ladoonayey in lagu khaarijiyo. Afar nin oo ku hubeysnaa qoryaha darandooriga u dhaca, ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalo Culus oo Xalay ka Dhacay Gobolka Bay.

Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo xalay ka dhacay deegaanka  Koronbood oo qiyaastii 10 km dhinac koonfur ka xiga degmada  Qansax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Nabadda iyo Cadaaladda oo soo dhaweeyay Heshiiska Dowlada Soomaaliya...

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,midnimadda iyo Cadaaladda codka inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed iyo karaamadda somaaliyeed leh, gunimadda iyo gumeeysi hoos joogida diidan, dagaal,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Putin oo diiday eedeynta Mareykanka ee dowlada Syria.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in eedeymaha Mareykanka ee ah in Suuriya ay isticmaashay hub kiimiko ah ku tilmaamay in aanay micno sameyneyn. Mr Putin waxa uu sheegay in haddii ay...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live