Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Lamaana Is Doortay ee Kala Ah Mudane.Abdullahi Said Shabelle iyo Murwo.Aasiya Yasiin Ismail oo Maanta 30-08-2013 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Bosaaso.
Waxaan Leenahay Noqda Kuwii Isku waara oo Ubad Khayr qabana Kala Hella Aamiin Aamiin Aamiin.