Hargaysa:Guriga ay Degan tahay Hooyada dhashay Amiirka Al-Shabaab oo Ciidamo...
Wararka ka imaanaya Magaaladda Hargeysa ee Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in Maanta Ciiddamo oo uu Horkacayo Taliyaha Booliska Maamulka Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan ay galeen...
View ArticleLondon:Mudaaharaad Balaaran oo ka socda Kasoo Horjeedka Madasha shirku ka Socdo.
Wararka naga soo Gaaraya Kasoo Horjeedka Xarunta Shirka Soomaalida uu ka ka socdo ee Magaalada London aya sheegaya in mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo nidaamka iyo siyaasada qabiilka ku...
View ArticleLondon’s Somalia conference does not recognise Somaliland – we cannot go.
As president of Somaliland I wish the conference well, but we cannot attend an event that ignores our history and our reality. The Horn of Africa has for too long been one of the world’s most troubled...
View ArticleShirkii Soomaaliya ee London(Sawiro+Video).
Aqalka Lancaster ee magaalada London ee dalka Britain waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlayay horumarinta Soomaaliya; kaasoo ay kasoo qayb-galeen xubno ka socda illaa 58 dowladood iyo...
View ArticleThe International Somalia Conference final communiqué.
The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia....
View ArticleBanaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo London ka...
Wararka naga soo Gaaraya Kasoo Horjeedka Xarunta Shirka Soomaalida uu ka socdo ee Magaalada London aya sheegaya in mudaharaad aad u balaaran oo looga soo horjeedo nidaamka iyo siyaasada qabiilka ku...
View ArticleHalkan ka Daawo Sawiro Dheeraad Mudaaharaadkii London.
Akhristayaasheena Sharafta Leh Waxaan Halkaan Hoose Idiinku Soo Gudbinaynaa Sawirada Mudaarahaadkii Looga Soo Horjeeday Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya. Halkan ka Akhriso Warbixin ku Saabsan...
View ArticleFu’aad Shangole”Abuu Mansuur Al-Amriiki Waa la Dilay”
Fu’aad Maxamed Shangole, oo ka mid ah Madaxda Sar Sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in galabta deegaan u dhow tuulada Raama-caddey ay rag hubaysan oo taageersan horjoogaha ugu sarreeya Al-Shabab...
View ArticlePuntland Media Blackout for London Conferences.
*Puntland Media Blackout for London Conferences* We media houses and journalists of Puntland hereby denounce discrimination and sideling of Puntland journalists and media houses for London conference....
View ArticleUrurka Sahal oo cambaareeyey eexda tabinta wararka idaacada VAO Somali.
Ururka Sahal waxuu si adag cambaarayn dusha uga tuurayaa hab dhaqanka iyo eexda tabinta wararka ay ku dhaqanto idaacada VAO Somali. Waxaa nasiib darro in idaacadani ay ummadda Soomaaliyeed ka gashay...
View ArticleLabo weriye oo ka tirsanaa warbaahinta al-Shabaab oo isku dhiibay dowladda.
Labo weriye oo ka tirsanaa shaqaalaha Raadiyow Andalus ee ku hadla afka kooxda al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka ammaanka ee degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, sida ay Saxaafada u...
View ArticleDowlada Puntland oo Mid lagu Guuleystay ku tilmaamtay Barnaamijkii JPLG.
Dowladda Puntland ayaa barnaamijka horumarinta degmooyinka ee JPLG ku tilmaamtay mid lagu guuleystey ka dib sanado uu ka shaqeynayey qaar ka mida degmooyinkeeda. Qoraal si wadajir u soo saareen...
View ArticleM-Xasan Shiikh oo kulmay Ganacsato iyo Maalgaliyaal Ajnabi Ah (Sawiro).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan...
View ArticleBeesha Caalamka ha ka fiirsato taageerada halka dhinac ee Muqdisho(Faallo).
Waxaa shaki ku jirin in Soomaaliya magac ahaan loo dhisay Maamul Dowladeed oo leh Dastuur Federaal ku saleysan, balse weli ma helin Dadka Soomaaliyeed Madax Qaran ooku fekeraya guud ahaan sidii la...
View ArticleDadweynaha ku Dhaqan Magaalada Bosaaso oo Aragti kala duwan ka kala dhiibtay...
Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga ee Deegaanada Puntland ayaa Aragtiyo Kala Duwan waxay ka kala dhiibteen Shirkii London lagu qabtay ee Looga Hadlayay Arimaha Soomaaliya....
View ArticleJaaliyada Puntland ee dalka Jarmalka oo ka tacsiyaynaysa Geeridii Eng. Yasin...
Jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Jarmalka ayaa ka tacsiyaynaysa geeridii Eng. Yasin Jamac (Maagten) Dhamaan Jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka, waxay si wada...
View ArticleCiidan Gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo la Wareegay...
Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Waxa ay Sheegayaan in Ciidamo Gadoodsan oo ka Tirsan Daraawiishta Puntland ay Saacado Kooban Hakad Geliyeen Shaqooyinkii iyo...
View ArticleHalkan ka Daawo Ra’ayiga Dadweynaha Bosaaso ee Shirkii London.
Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga ee Deegaanada Puntland ayaa Aragtiyo Kala Duwan waxay ka kala dhiibteen Shirkii London lagu qabtay ee Looga Hadlayay Arimaha Soomaaliya....
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo la sheegay in La isku shaandheyn Doono.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Warbaahinta Raadreeb u sheegey in madaxweynaha DF Xasan Shiikh Maxamuud uu qorshaynayo ka dib safarkiisa London isku-shaandayn xukuumadda Somalia. Tirada wasiirada...
View ArticleShirka Golaha Wasiirada oo ka dooday shaqaala ajinabigaa ee sida sharcidarada...
War saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada ayaa ka dooday shaqaala ajinabigaa ee sida sharcidarada ah dalka uga shaqaysata Muqdisho, May 9, 2013—- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya...
View Article