Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Bosaaso oo Aragti kala duwan ka kala dhiibtay Shirkii London(Sawiro+Codad).

$
0
0

Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga ee Deegaanada Puntland ayaa Aragtiyo Kala Duwan waxay ka kala dhiibteen Shirkii London lagu qabtay ee Looga Hadlayay Arimaha Soomaaliya.

Dadkan weynahan Aragtida kala duwan ka kala dhiibtay Shirkii London Ayaa waxay ka ahaayeen Siyaasiyiin,Ganacsato,Aqoonyahano iyo weliba Masuuliyiin ka Tirsan Ururada Samafalka ee ka Howlgala Deegaanada Puntland.

Dadweynaha Bosaaso ayaa intooda Badan waxay qabaan in  Shirkii  London lagu qabtay in uu Ahaa Shir 80% aysan Soomaalidu u dhamayn ,isla markaasina ay dowlada Britain ay ku Casuntay Qeyb Gaar Ah.

Halkan ka Dhegayso Codadka Dadweynaha Magaalada Bosaaso.

3

1 2 6 7 10 11 4 8


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles