Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Sade/Mareexaan oo loogu Baaqay inay Puntland Kusoo Biiraan(Video).

Beesha Sade/Mareexaan ayaa loogu baaqay inay Puntland kusoo biiraan.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab Oo Xalay Gudaha U Gashay Bariga Magaalada Jowhar, ka dib Markii Ay...

Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa waxay xalay dagaal culus ku ekeeyeen Bariga Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxayna gaareen xaafadaha Horseed iyo Buulo Shiikh ee Bariga Jowhar. Tani,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Nabada ee Dhulbahante Jubbaland Somalia oo kulan isugu Yimid(Video).

Golaha Nabada ee Dhulbahante Jubbaland Somalia ayaa isugu yimid Shir Muhiim ah oo ay Aayahooda uga tashanayaan.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Technical Committee on Formation of Interim South West State Administration...

The President of the Federal Government of Somalia His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, the Prime Minister His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed and the Speaker of Parliament His Excellency Mohamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulWasaare Cabdiwali: “Xukuumaddu waxay ku yaboohday 500,000 $ oo gurmad...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo ku shiray Magaalada Garoowe(Sawiro).

DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA MADAXTOOYADA XAFIISKA AF-HAYEENKA PUNTLAND STATE OF SOMALIA STATE – HOUSE SPOEKSMAN OFFICE Ref: -X-A-H/ DPS/19/2014 جـــرووى -Garowe Date: july .17 ,2014 Kulankii Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Maraykanka oo Xayiraad Cusub kusoo rogtay Ruushka.

Madaxweyne Obama   dalka Maraykanka  ayaa  shaaca ka qaaday in dawladda Maraykanku ay xayiraad cusub ku soo rogayso dawladda Ruushka. Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku eedeeyay  Russia inay xad-gudub ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sweden: Xarunta dhaqanka Islaamka oo soo bandhigtay aqoon isweydaasi ku...

Sweden: Xarunta dhaqanka Islaamka oo soo bandhigtay aqoon isweydaasi ku saabsan badbaadinta caruurta soomaaliyeed ee reerahooda laga qaato Hordhac: Guud ahaan wadamada qaarada yurub, gaar ahaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Israel oo Weerar Dhulka ah ku Qaaddey Marinka Gaza.

Israel ayaa weerar dhulka ah ku qaadday Marinka Gaza, kaas oo ay uga gol leedahaya inay ku joojiso weerarada gantaalo ee kaga imanaya Falastiiniyiinta, 10 maalmood kadib oo dagaal culus u dhexeeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyihii Hore ee gobolka Banaadir oo La Kulmay Jaaliyada Puntland ee...

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Mudane.Tarsan ayaa la Kulmay Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Maraykanka Gaar ahaan Minisota Miniapols. Halkan Hoose ka Daawo Kulankii Dhexmaray Jaaliyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland “Daahrogid Cusub”.

Falanqaynta Todobaadka Iyo Puntland “Daahrogid Cusub”. Axad 13 ka julay 2014 waxaa wali laga soo qaylinayaa xaalada uu ku sugan yahay Isbitaalka Jaanacada Gaalkacyo/isbitaalka guud ee Gobolka Mudug oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis Muhiim Ah:Dhamaan Muslimiinta ku Dhaqan Magaalada Esilstuna-Sweden.

Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa yuhuudu ay u geysaneyso muslimiinta reer Falastiin Eskilstuna,sweden: Waxaa beri oo sabti ah 19 juli lagu  qaban doonaa banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo ka qeybgalay Kulan lagu daahfurayay Tartanka Quraan Akhrista ee Bisha...

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe Gaar ahaan Masjid Al-Hudda kaga qayb galay Munaasabad lagu daahfurayay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah kaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

General Indha Cade “Madaxtooyada Ama Baarlamaanku Wuxuu Amni Heli Karaa,...

Wasiiru Dowlihii hore ee Gaashaandhiga General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade), ayaa wuxuu ka hadlay amni darada sii baaheysa ee ka jirta Magaalada Muqdisho iyo wal-walka ay ka qabaan Xildhibaanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe:-Gaas oo Wasaarado Booqday.

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada iyo Wasaarada Howlaha Guud ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaas oo Kullan laqaatay Madaxa Xafiiska UNFPA ee Puntland(Sawiro).

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay Madaxa Xafiiska UNFPA ee Puntland Mr Bakhtior Kadirov Qamar iyo Mrs...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxii Ilaalada Nabadoon Xaad Oo Lagu Dilay Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir.

Allaha u naxariistee waxaa Jimcihii Magaalada Muqdisho lagu dilay Madaxii Ciidamada Ilaalada ee Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, oo ka mid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka ee deegaanada Soomaalida. Niman...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fowziyo Xaaji Aadan oo iska Difaacday Eedeymo uga Yimid Kooxda Monitor...

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somaliya  Fowziyo Xaaji Aadan ayaa iska Difaacday eedeymo uga yimid Kooxda Monitor Groupe. Halkan Hoose ka Daawo.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis Muhiim Ah:-Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Holland.

Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Holland in la qaban doono Xafladii Sanadguuradii 16-Aad ee kasoo Wareegtay xiligi La As-Aasay Dowlada Puntland. Munaasabada Xafladan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Waraysi Xiiso Badan oo ay Bixisey Caasho Cabdalla(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Waraysi xiiso badan oo ay Bixisey Caasho Cabdalla oo xiligii doorashadii Dowlada Soomaaliya isu soo sharaxday Xilka Madaxweynimo ee dalka Soomaaliya.

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live