Dhamaan Magacyada Dadka Hoos ku Qoran Waxay Hambalyo Meher udirayaan Lamaanaha Kala Ah Mudane.Axmed Jibriil Axmed iyo Murwo.Xamdi Maxamed Maxamuud oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Bosaaso gaar ahaan Hotel Gacayte.
Waxayna Leeyihiin isku waara abid labadi hodmo hooy wada galo hodala noqdo duca iyo hibaba naga hooya Waxa diraya hanbalyada Dadkan Hoos ku Qoran:-
1-Hooyo jamiila.
2-Hooyo shamis.
3-Catoosh jibriil Ahmed.
4-Jibriil ahmed.
5-Aamina Jibriil.
6-Ahmed Siciid.
7-Jibriil Ahmed.
8-Ismaciil Jibriil Ahmed.