Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Lamaana Kala Ah Mudane Abuu Bakar Maxamed Xorxorle iyo Murwo Laylo Geedi Aadan Sugulle oo Shalay 12-06-2013 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Bosaaso Gaar Ahaan Hotel Jubba.
Waxaan Leenahay Ilaahay Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku Waara Ubad Khayr qabana Kala Hella Aamiin Aamiin Aamiin.