Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Wafdigii Madaxweyne Xasan Sheekh oo London Gaarey.

$
0
0
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada London oo uu berito ka furmayo shirka arrimaha Soomaaliya
Xubnaha socdaalkiisa ku wehliyay madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah r/wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka arrimaha dibada, wasiirka difaaca, wasiiru dowlaha madaxtooyada, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha, wasiirka maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale.
Wafdiga uu hoggaaminayay Prof  Xasan Shiiq Maxamuud ayaa markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Heathrow ee magaalada London waxaa loo galbiyay hooy loogu talagalay in ay dagaan madaxda dowladda Soomaaliya Mudada uu shirka uga socdal magaalada London.

hassan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles