Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ra’iisulwasaare Saacid oo Maanta kormeeray xeryaha Ciidamada ee Magaalada Muqdisho‏(Sawiro).

$
0
0
Sabti, February 16, 2013—-Ra’Iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqday qeybo ka mid ah saldhigyada ciidanka ee magaalada Muqdisho iyo Isbitaalkii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka soconayaan dayactir dib loogu dhisayo. Booqashadan ayaa Ra’iisal Wasaaraha waxaa ku wehliyay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Maxamuud X. Faqi iyo saraakiil [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles