Sabti, February 16, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay qeybaha Warbaahinta, gaar ahaana Milkiilayaal, Wakiilo ka socday Idaacaddaha, Telefishinada, Wakaaladdaha iyo xubno Weriyeyaal ah. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi iyo ku-xigeenkiisa Mudane C/shakuur Cali Mire, iyadoo sidoo [...]
↧