Tani waa War-Saxaafadeed kasoo baxay xarunta dhexe ee Dalada Mucaaradka Jabuuti USN-ta, oo lagaga xog-waramaayo isku-dhacii shalayto dhexmaray Ciidan Nabad suugidda iyo Taageerayaasha USN-ta, kaas oo uu ku dhexmaray Xaafadda Axiiba iyo waliba sido kale madax ka tirsan dalada Mucaaradka oo loo diiday inay u dhoofaan dibadda, kadibna laga qaaday Baasabooradi waxaana ka mid ah Madaxdaas Qareen Jaamac Amareh Meydal.
Halkan Hoose ka Daawo Isku dhaca Shacabka iyo Ciidanka Jabuuti.