Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ogeysiis Deg Deg Ah oo ku Socda Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Reer Columbus,OHIO USA.

$
0
0

Gaas-120OGEYSIIS DEG DEG AH OO  KU SOCDA JAALIYADA SOOMALIYED EE REER COLUMBUS, OHIO USA!

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Somaaliyeed ee Columbus,Ohio USA inay ka soo qayb galaan Kulan gurmad loogU Sameynayo Dadka dhibaatadu ka soo gaartay Duufaantii ku dhufatey Puntkand.

Kulankaas waxaa ka wada qeyb galaya dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio USA.

“Walaalayaal Puntland biyaa qaadey inta badan, kumayaal Qoys ayaa cayrtoobey, qaarkood waa la waysan yahay ilaa hada, Qaarbadan caawa banaan iyo biyay dul fadhiyaan, Qaarbadan waa xoola beeleen”.

FADLAN CAAWI DADKA KU WAXYEELOOBEY DABEYLAHA IYO ROOBABKA KA DHACAY PUNTLAND, SOOMAALIYA.

 Waqtiga: Sabtiga November 16, 2013

Saacada : 2:00 pm galabnimo

Goobta:

1430 Okland Park

Columbus, Ohio

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira.

Burhan Ahmed 614-804-2925 ama Ahmed Yusuf 614-975-1924.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369