Xaflad si Heersare ah loo soo Agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Puntland Community Organisation ee ku dhaqan Magaalada Gothenburg ayaa lagu qabtay Halkaasi.
Munaasabaddan oo lagu xusayay maalintii dhidibada loo aasay Dowladda Puntland ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweyne aad u farabadan oo ka kala yimi Dhamaan Xaafadaha Gothenburg.
Halkan ka Daawo Sawiro iyo Warbixin ku Saabsan Xuska Munaasabadan.