Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Gobolka Shabeelaha Hoose Maamulkiisa Dadka Deegaanka Aa Xaq u Leh.

$
0
0
Xikmo carabi ah aa dhahaysa  ragga afar waaye: Nin oo wax yakhaano  isla mar ahaantiina og ama is-og inii aas wax yakhaano kaasayti waxaa la dhahaa Caalim ee wax ha laga barto! Nin oo wax yakhaano laakiin ma is-oga inii aas wax yakhaano kaasayti  ha loo xasuusiyo iniis wax yakhaano waxna ha laga barto! Nin aan waxba akhoon laakiin oo hadana is-og inii oo waxba aas akhoon wax baro ha la dhoho! Iyo Ninkoo aan akhoonin laakiin aan is ogeynba iniis waxba akhoon kaasayti ha laga dheeraado dhib ma ahee dheef ma laha!
 Xikmadaan adiga fiiri, macnaheeda dhandhami, markaasay waxaa fiirisaa dowladda sida ay ummadda rabto inii u maamusho,  isla markiiba waxaa  arkooysaa nimanka meesha joogo wixii ay yihiin, Xasan Shiikh, Saacid, wasiirka gudaha Cabdi-kareen, Cabdi-Xakiim Fiqi wasiirka oo difaaca, adiga dadkaan fiiri, ninka afaraad oo xikmadda ka hadlayso dabcigiisa iyo nimankaanayti isku fiiri, waxay u heestaan dadka oo dhan iyuka ma ahee inii wax u kaseenin, bokhol oo jeer dadka odayaasha SHabeelaha-Hoose waxay dowladda ka barinaayeen maamulka gobolkooda iniiiyaka loo daayo, laakiin madax-weenaha waxaas ka adeejiyay Cabdi-Kariin iyo Indho-Cadde!
 Waxaas wax oo la khaadan kro miyaa?! Hadda naftirkeeda madax-weynaha  sheekadii  oo siyaasadda ahayd waxaas ka dhigay khabiil, waxaas Xamar shir ugu sameeyay beeshiisa  oo Hawiye iyo Biimaal, tanayti waxay ku tusee madax-weynaha miisaanka aas haysto ee wax kasta lagu cabirooyo iniis yahay khabiil,  waxaasna rabyaa oo riyadiisa ugu  ay tahay iniis ka dhabeeyo qorshihii USC ee xoogga iyo dagaalka ku waayeen, waxaa oo na soo mari  in oo biyhii laga gado reer Baydhowo, hadana reer Marka gurigoodii aa la heestaa, beertoodii aa la heestaa, Wasiirka gudaha aa ugu horeeya mashakhadaan dadka wado.
 Waxaa mar kasta la iska soo hor marihaa wasiirka difaaca Fiqi, waxaa la iska soo hor marihaa niman oo Digil iyo Biimaal ah, laakiin reer  Shabeelaha – hoose ma yeelaayiin in mar kaleento biyaha wabiga laga gado,  waa soo giirteen, waa ka xanaakheen, waa ka dagaalameen mana yeeli doonaan wax kasta oo Federalism-ka  ka baxsan, shalay madax-eynaha  guddoomiye gobolaas Galgadud u magacaabay, yaa loogu quus dhabowhaayaa ree Bay, Bakool, iyo Shabeelaha-hoose!
U fiirso! Xil-dhibaannada oo baarlamaanka ku juro ma hadli kraan, Jubbo-land ay isku mashquulinayaan, aaway ximnihii Sheebalaha-hoose, aaway Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil, mase waaloo cago juqleeyay, waa loo dhaarti miyaa, maxaas Xamar ka joogyaana? Soo bax banaanka umoow aduunka  codka reer Shabeelaha –hoose gaarsiiy, dhibtaan inii loo joojiyo ma ahinee ma joogsahayso saf waaye, reer Benaadir , waa isku dhamaati waa la khabsadi, reer Af-gooye aaway waa isku dhamaati waa la khabsadi, maanta  magaaladii Marka aa la marooyaa, tanayti wax oo la akhbli karo ma aha!
Madax-weynaha Benadir ma ku filaahi weysay! Hees   oo khaadi jiray Shiiraan Shidaad Muraad  aa waxaa ku jiray “Wa Lagu Kufaa Lagu Kala Jabaa Kibirkaa!” waxaa kale aan xasuusanooyaa maahmaah  kaleeto oo dhahayso “Gardaraale ma guulaysahaayo!”  Cabdi-kariim waxaan u sheegaa dagaalkaan waxaa waaye dagaal oo siyaasad ah waaye, ujeedahiisa banaanka ay taalaa xataa  dhul dadow iyo bero aa la dhacoohaayaa, dad aa guryahooda laga burinooyaa kuwoo kaleentana waa la keenooyaa, qarnigee lagu juraa, horta wasiirka ma is weydiiyay su’aashaas? Indhaha inii oo si fiican look ala furo aa loo baahanyahay!
Odayaasha beelaha Hawiye aa odayaasha Biimaal la shiraa, deegaanka siyaasi iyo aqoonyahan aas leeyahay  maxaa loo casuumi waayi? Hadda naftirkeeda talaabadaas aa dagaal kaleento aan u khaadahaynaa, xabbaddaan bilaabatay Baydhowo iyo Bakool ay ka bilaawahee, waa bilaabatay mana joogsaheyso, taariikhda haddsii oo si  khalad loo akhriyo macnaheeda waxaas nokhohaa inii aad naftaad been u sheegti.
 
Madax-weyne Xasan Puntlaand mucaaradkeeda markab cuntaas u diray inii gataan beesadana doorshada ku galaan, madax-wiinihii hore Gen. Cadde Muuse bilaash ma u khaylihaynin, madax-weyne Xasan Puntland dagaal oo weyn aas kula jiraa, siiba Faroole aas cadowgiisa u arkaa, waxaas khabaa in wax kasta puntland ka hor joogto,  reer Puntland waa idiinla talihaa wallahi dowladaa heesataan, dhibaato meel kasto ay ka jirtaa ha iskiiga dheelina, madax-weenaha Xasan Shikh too aas idiinla maaganyahay haddii ogtihiin lee!….
 
Hadda waxaan diyaariyowhaynaa  mudaaharaad aan rabno markii aas Xasan Shiikh bisha soo socota yimaado shirka oo guud ee Qarammada midoobay (New York) inaan adduunka tusno madax-weynaha iyo nimank oo la socdo dhibka ay ku haayaan dadka Shabeelaha-hoose, Bay iyo Bakool, iyo Benaadir, Minnesota waa ku sugoohaynaa! Somaali weyn kuligooda waxaan ka codsahaynaa inii oo mudaaharaadkas ka soo khayb  galaan,  Guul Puntland! Guul Jubboland! Guul Shabeelaha-hoose!  Guul Soomaaliya!!!

Max’ed Cali SHooble
30_JULY_2013 copy

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles