Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaal Laga Duubay Maamulka Axmed Siilaanyo (Somaliland) oo Sheegaya Kuna Tashaday Inay Iibsadaan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Sidoo kale Masuulyiin Ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Maamulka Siilaanyo ayaa si cad oo ka gambasho laheyn u sheegay ayaa yiri si aan ictiraaf u helno kuwaan TFG da isku sheegayaa ayaan iibsaneynaa.
Dadka Qaar ayaa Ku Sheegay Amuurtaan Inay Qayb Katahay Khiyaanadii Lagu Hayey Shacabka Burco IYo Hargeisa, Halka Qaarna Ay ku Sheegeen Inay Tahay Wax Dhici Kara.